Waad awoodaa

Baro sida loo bilaabo Ganacsi lacag la'aan

waa tababar dhamaystiran oo ku tusi doona talaabo talaabo qaabka aad ganacsi u bilaabi karto iyo talaabooyinka ugu muhiimsan marka ganacsi la bilaabayo sidoo kalena ku tusaya qaabka aad u bilaabi karto ganacsi xitaa adigoon wax lacaga haysan. 

Play Video